VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiya - Lyrics

naftaan igu saraysaa oo sina iga harayninee ku sifowday wanaaag badan iyada u sababa sida tahay xaqiiqdii jacaylka sanado badan xubnahayga saaqay sow geedka muuqiyo midabkaaga saafiga salaloo la aantaa naftuu way siloontahoo samri wayday owgaa dumar gaba samanadan safka kuwaa ku jira iyadaa ka sidatee samirkiyo dulqaadka loo buuxshay saabkoo ciidhiyo samaanta waxa siisto waayay
Queue is empty
-- / --