VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

Saacadaynu joogniyo Wixii tagay sanado hore Suurad admi leeyahay Oon adiga kula simo Indho cidi mabaan saarine Sagaleey waxaad tahay Midii ugu saraysoo San ku neeflahoo idil Dhabtii waad u sidataa Sagaleey mcn waad u sidata SAATIRKAANU barinayee ILAAHAY hakugu simo Sidaad adigu jeceshahee Ifka samo ku sii joog macaaneey Dhulka sabo barwaaqo ah Hawlwadaag salkeediyo Soohintaad ku ababtaa Wax la siistaa jirinoo Ahayd gole suldaanee Sal fudayd umaad dhalan Se niyadiyo waxaa helay Marwo suubanoo wacan Ninkaad say u noqotaa
Queue is empty
-- / --