VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa been jacayl - Lyrics

Waa been jacayl Anigaa bartoo Mudo baaraye Bugaagtuu lahaa Baal kastaba rogoo Waa been jacayl Ka baraan dagoo Bulukuu noqdee boodharibuu dilay Waa been jacay Qaysbuuba dilay Eaa been jacayl Waa been jacayl Waa bar kuma taal Wax bilaasha iyo Maaweelo badan Waa been jacayl Waa been jacayl Waa maaweelo badan Iyo baab qarsoon Waa balaayo oo Waa wax laga baqoo Boogbuu noqdaa Bari iyo galbeed Baalkastaba tagoo Boodaribuu dilay Waa been jacayl Qaysbuubu dilay Waa been jacayl
Queue is empty
-- / --