VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maalqabeen - Lyrics

Waxaan ahay maalqabeen Nin nooliyo maal lahoo Intaad aduunka yee 2× Adigoon isku kay muqurin Dhibtii aan haleelayoo Haasaawaha dadab galin 2× Malaha talo meel dhignoon Jacayl wada maamulnee Malaha talo meel dhignoon Jacayl wada maamulnee Maad itidhi marxabiyo gudoon Maad itidhi marxabiyo gudoon Maad itidhi marxabiyo gudoon Maad itidhi marxabiyo gudoon Danyaro markaan kuu bandhigo Mashruucaaga kuu helee Intuu ku gagabin lahaa 2× Aadmigu kukumaan lahaa Adaa maalin iyo habeen Fariintaa qorqoree 2× Malaha talo meel dhignoon Jacayl wada maamulnee Malaha talo meel dhignoon Jacayl wada maamulnee Maad itidhi marxabiyo gudoon Maad itidhi marxabiyo gudoon Maad itidhi marxabiyo gudoon Maad itidhi marxabiyo gudoon
Queue is empty
-- / --