VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rayi dumar - Lyrics

Rayiga dumar waa riyee Waxaa wacadkeenii rogay Miyana raagoori baday 2× Jacaylkii la igu raray Wuxuu raran ila dhex maray Gucliyo orodbaa idilay Hayeeshee waxaan rabaa Rakada goormaan u baxaye Hayeeshee waxaan rabaa Rakada goormaan u baxaye Rabiiryeen rays ka helay Rabiiryeen rays ka helay Rabiiryeen rays ka helay Rabiiryeen rays ka helay Aduunyafu raad ma lahoo Raqdeedaa muuqatoo Dhib iyo dheenbaa jiree 2× Rugtani waa gaarayoo Rugtani raaski la dagay Rag kale kuu talinayaa Hadii aanad raacsaneyn Hase aadan raali noqon Hadii aanad raacsaneyn Hase aadan raali noqon Miyaa lagu ridan lahaa Inaneey Miyaa lagu ridan lahaa Inaneey
Queue is empty
-- / --