VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salasho - Lyrics

Salashoo naftaydii Sahwiyoo jacaylbaa Sadihii dhameeyee Sadihii dhameeyee 2× Haday seexan lahaydna Sawirbaa hor yaaloo Tusbaa lagu abuuraa Hurdadiiba seejee 2× Seetadii kalgacalkaa Sinta iigu marantee Alahayoow Alahayoow sidii roon 2× Safarkii jacaylkee Sahaligii dhaqaaqaan Soo rogaalin waayee Soo rogaalin waayee 2× Sidii aan hilaayay Wey dhamaani weydoo Gabadhaan sugaayayna Waaba la iga sababee 2× Seetadii kalgacalkaa Sinta iigu marantee Alahayoow Alahayoow sidii roon 2×
Queue is empty
-- / --