VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaalayaal - Lyrics

Waan dhintaa Waan dheelmadaa Dhaayahaygaan Kaa jeclaa 2× Waan dhaqaaqay Hadaad i rido Dhaban islaanbaan Soo duwaa 2× Ayaan wanaagsan Wehel isiiya Walaalayaal Ayaan wanaagsan Wehel isiiya Walaalayaal Ax wey walaalayaal Waan bogsadee Waanan maqlaa Bilicsaneey Wadnahay arkee 2× Anuu wanaageeda wadee Metalaanbay igu wadaa Anuu wanaageeda wadee Metalaanbay igu wadaa Ayaan wanaagsan Wehel isiiya Walaalayaal Ayaan wanaagsan Wehel isiiya Walaalayaal Ax wey walaalayaal Waana la diiday Warkiisuu wataa Dhinaca waalidkuu Wanaagsanyahee 2× Ayaa nabkiyo Wax iga dhinaa Naftaydii waal Iyo wadawdayee 2× Ayaan wanaagsan Wehel isiiya Walaalayaal Ayaan wanaagsan Wehel isiiya Walaalayaal Ax wey walaalayaal
Queue is empty
-- / --