VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudur caashaq - Lyrics

Cudur weeye cashaqu Culimada aduunkiyo Cilmi baaristaa dhigay X2 Siduu calanka iisudhay Farxad kuma cawenino Nabad kuma cashenine X2 Labada is calooshaday Hadaan ciid lakala galin Casiis ha isku geeyee Mcne calaf ha isku keen Simo x2 Carfi iyo udgoonow igu Curay jacaylkaan mudo Kugu canaadee x2 Isagoo cartamayoo Ciiro isku qariyooo Cududaha ijabiyee X2 Labada is calooshaday Hadaan ciid lakala galin Casiis ha isku geeyee Mcne calaf ha isku keen Simo x2
Queue is empty
-- / --