Heesta Dagan jabuutaay - Lyrics
Daganay jabuutaay
Dalkaygii hooyo
Xuduntay ku duug-
Nayd dareemihii
Naftaydaay jab-
Uutaay x2
Jirkaygaa kuu dub-
Aaxsho adi ku dam
Qanayee daltabyada
Ihaysaa dadku i oga-
Dayo ladakaamay-
Yee jabuutaay x2
Daa'imow allahayow
Calankeena deeqee
Dowladeena daymada
Darxumada ka dhowr
Jabuuti x2
Daganay jabuutaay
Hashii loo dadaalaa
Durba caanaheediyo
Dambarkeda mashaay
Jabuutaay x2
Daruuraha dushodiyo
Dayaxaa lagaadhaa
Dadaalbaa ku dayasho
Leh dowgaynu haynana
Xasan baa diyaarshoo
Daah furay docna uguma
Bayrinee duniyow ismacil
X2
Daa'imow allahayow
Calankeena deeqee
Dowladeena daymada
Darxumada ka dhowr
Jabuuti x2