VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gololoco - Lyrics

Dhulkoo saban abaar yo dhagar qabaha jiilaal Dhalan rogay dushiisii X2 Dhirta midabka guud- Iyo cuntooyin udhaqan Iyo dadku dhogor xumay- Steen guga waxa ladho- Wraba dhibicdii lasuga Iyo hadu roobku dhinac Maro ee x2 Fadka dhool fogaadiyo Mahiiganka dheelmaday Dhabaabacada orodkiyo Dhayal laguma gaaree X2 Waan ku dhaarshaye Nasiibow dhaxal iyo Sad iga maqan ha Idhaafin calafkayga X2 Dadka waxa dhamaan Tood kala duwa dhigoo- Dee ruuxba ruux ku dh- Aafaa x2 Waa nasiibka dhiganiyo Noloshuba dhamays iyo Isku dhiganta maahee Waa dhantaalan duniduye Haday kula dhawaato Ayan kaagu dheryahay- Ee x2 Yahay dheeman iyo Luuul ku dhex jira Badwayn iyo dhagax Iyo dhadhaabaha dhayal Laguma gaaree x2 Waan ku dhaarshaye Nasiibow dhaxal iyo Sad iga maqan ha Idhaafin calafkayga X2
Queue is empty
-- / --