VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heeyaa hadal. - Lyrics

Hadaad garan weydo sharaf Hadaad garan weydo sharaf Inaan nahay gayaan ku jecel Gododloow yeelkadaa Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Dadow fiirshay fakarkayga Waa fidmo joogtoo ma fayooba Dumarkaaba fududaaday Markii fiidkii la faqaayay Falkiisa furfurayay may tiraahdo Ka fogow oo far ha isaarin May tiraahdo Hadii aan garan lahaa Hadii aan garan lahaa Jacayl geedkuu ka baxo Guntiisaan goyn lagaa Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Nin dhashiisii ka dhaqaaqay Ma fayooba Oo dhulkiisii dhiig ku daadshay Ma fayooba Oo dhibka dhacaaya dhagihiisa Ka furaystay ma fayooba Ma fayooba ma fayooba Ma fayooba walee ma fayooba Ma fayooba ma fayooba Ma fayooba walee ma fayooba Hadaad boqol guursatiyo Hadaad boqol guursatiyo Hadaad guri hore lahayd Gododloow yeelkadaa Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Dadow fiirshay fakarkayga Waa fidmo joogtoo ma fayooba Dumarkaaba fududaaday Markii fiidkii la faqaayay Falkiisa furfurayay may tiraahdo Ka fogow oo far ha isaarin May tiraahdo Yarka lagu gaabshayoo Garashadu waa hibee Yarka lagu gaabshayoo Aduun waa galaba cayn Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Heey yaa aadoy huunoy yaa Ala hubaaligay hoobalow waa Ma fayooba ma fayooba Ma fayooba dumarkuna Ma fayooba ma fayooba Ma fayooba dumarkuna Ma fayooba
Queue is empty
-- / --