VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaraw - Lyrics

qayrkii raga kacay kii aan ka qaatoow qalbigaad ku wayn tehee jacayl qaabo ha sii dayn xushmadaada qadariyoo qaayihii naftaydow quudkii kaaga go ayee ha iga quusan waligaa jacayl aan lagu la qaban macaan wuu qadhaadhyahe markuu yahay qof kaligii qiima yeelan maayee ha igu eegin qaxarkee ila qaybso gocashadaa cishqi ka quusan maayee qisaduu i mariyaa iiga daran midii qays miyaan qarin karaaya qarawgaa habeenkii qaatibaan ka joogaa qal qalkaad abuurtaa naftu qaadan waydee
Queue is empty
-- / --