VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sacida shiino mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saciida shiino
Sacida shiino

Dhulkoo saban abaar
yo dhagar qabaha jiilaal
Dhalan rogay dushiisii
X2

Dhirta midabka guud-
Iyo cuntooyin udhaqan
Iyo dadku dhogor xumay-
Steen guga waxa ladho-
Wraba dhibicdii lasuga
Iyo hadu roobku dhinac
Maro ee x2

Fadka dhool fogaadiyo
Mahiiganka dheelmaday
Dhabaabacada orodkiyo
Dhayal laguma gaaree
X2

Waan ku dhaarshaye
Nasiibow dhaxal iyo
Sad iga maqan ha
Idhaafin calafkayga
X2

Dadka waxa dhamaan
Tood kala duwa dhigoo-
Dee ruuxba ruux ku dh-
Aafaa x2

Waa nasiibka dhiganiyo
Noloshuba dhamays iyo
Isku dhiganta maahee
Waa dhantaalan duniduye
Haday kula dhawaato
Ayan kaagu dheryahay-
Ee x2

Yahay dheeman iyo
Luuul ku dhex jira
Badwayn iyo dhagax
Iyo dhadhaabaha dhayal
Laguma gaaree x2

Waan ku dhaarshaye
Nasiibow dhaxal iyo
Sad iga maqan ha
Idhaafin calafkayga
X2

codkii Saciida shiino