VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alalaas - Lyrics

Nafyahay Ammakaag ka guurtay Kolkaad anfariir uguurtay Adoo is adkayn bidaaya Miyaad istariixba wayday Jacayl allaas ku beermay Markuu oofaha fadhiistay isagoon weli uurka gaarin Miyuu inqilaab haleelay Adkaysi nafyahay Madiiday Dharaar Kolkaad ilmaysay miyaad ulegaysa ayadaa Nafyahay ebedda cishqigu Markay hallis kaa abaartay Anfaca inta aad ka soontay Astaamo makuu yeehsay Jacaylkaan astaynay waagii Aroos inuu qabsoomo Intaad ismakiijinaysi Miyaa la afduubay maanta Adkaysi nafyahay Madiiday Dharaar Kolkaad ilmaysay miyaad ulegaysa ayadaa
Queue is empty
-- / --