VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta aroos mashraxad - Lyrics

Hees aroos mashxarad zadaam sky Aarwaxan kalkacal alalaas mashxarad farxadan aroos Isku dhiiba ubax Oori iyo saygeed abid wada jiroo Is anfaca noqdoo Umadu ku faraxdoo Idin wada ducaynee Mustafiyo khadraay Ubad khayrle kala hela Noqda ul iyo diirkeed Noqda ul iyo diirkeed Amarkii alliyo Axdi iyo Kalkacal isku aaminyo Ayaanbaa kulmee Nolol aaya wacan Aqal daah qurxoon Ayaankiin hesheen Rabibaa aqbalay Idin wada ducaynee Mustafiyo khadraay Ubad khayrle kala hela Aamin aamin ducadaa Idiin wada ducaynee Mustafiyo khadraay Ubad khayrle kala hela
Queue is empty
-- / --