VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dalxiis - Lyrics

xeebtii saylaca iyo saw iyo boorama iyo sabuulaha korkeeda suuban yaa kusoo bara sama badan hargeysiyo sool iyo sanaagiyo saymuhu ku hooreen sinta gaalkacyiyo sanadkoo barwaaqo ah yaa kuu seexsha baladweyn jawhar soonaheediyo xaruntii sinaantiyo xamar kuugu sooroo aroos suuban kuugu tuma wabiyada oo susumaya sumad wacan af gooyiyo baydhabada saraysa yaa dalxiis kugu sima sabadii baraawiyo kismaayiyo dalkeediyo sonihii wajeeriyo sagalkoo jigjiga helay suuqii jabuutina saawirkaaga yaa sudha jawhar soonaheediyo xaruntii sinaantiyo xamar kugu sooroo aroos suuban kugu tuma
Queue is empty
-- / --