VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farduus - Lyrics

Adigaa caqliga iyo Cindigayga dagayoo Cududaha jirkaygaa Adeey kuu cataabaan Naf ciriiri hayoo Cidla taagan kaligeed Ciidan kaa sugaysee Macaan u calool dabac Ceelkii aad joogtaa Calmadaa fardawsaay Caqligaa kudoortoo Cajab galisay maankee Cadil ha igu kaa simo Adigaa cisiyo sharaf Caadil kuu hibeeyoo Aniga iyo caruurtaa Ubax kugu casuumnee Ciil kuguma beereen Macaan kuma cidleeyeen Hadal caro abuuriyo Canaan kuuma quureen Cirifkii aad joogtaa Calmadaa fardawsaay Caqligaa kudoortoo Cajab galisay maankee Cadil ha igu kaa simo
Queue is empty
-- / --