VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta godob jacayl - Lyrics

midii aan gacaloodayee gidiigood haweenkaba gaar ugala soobaxaa iigaysatay guhaadiyo gardaree garabkay banaysoo intey gees martay wacadkii mid kale midkale guursatee guurtidiyo dhaqan kow intii garaadlow xaajo gaamurtiyo gafbaan tirsanayaa godob ban tirsanayaaye han loo garnaqooo midii aan gacaloodaybaa gud curiyo goob cidlaa igu dhaftayo hal bawlahay igaysee igaraabi waydoo intay guclo orad bilowday gayi kale gayi kale udhaftee gurtidiyo dhaqankow intii garaadloow xaajo gaamurtiyo gadbaan tirsanaya godob baan tirsanayaaye hana loo garnaqo
Queue is empty
-- / --