VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ismahaan - Lyrics

cirkaan saadaal.ka eega ismahaan cudeeyneey in aan caawa kulanee farxaad cayniyo ubax wada casuus curubtiisa lulilaa waa caano iyo malab iyo caynka doogee caqashan aan kuqabo iga caawi cudeeneey cadil waxan baryaya inan calaf wadagno ku cawayno noloshe canaab baxay la.moodyey ha cidlaynin naftan ku calmatay adigge wa caano iyo malab iyo caynka doogee cashaqan ku qabo iga caawi cudooneey
Queue is empty
-- / --