Heesta Shugri - Lyrics
shugriyeey waxaad tahay
shan dhakad hablaha kacay
tii aan ishaartee
qurux lagu shakalay
shugri weeeye
shankaroontii haweenkaay
shumiciii naftaydee
shucaacaaan lahaynee
dayax shaniyo tobanaay
sharafiyo wanaageey
markaan sheedda ka arkaan
ku shugriyaya rabigeeey
sharaxaadda dunidiyo
ruuxii ku shaafiya
shaxda lala degaayoo
sharaf lagula joogaaa
shaamareeray aniguyee
shanta qaaradood iyoo
adduunyada ushidaneey
ma isla shoowri doonnaaa
dayax shaniyo tobanaay
sharifiyo Sana'a greet
markaan sheedda ka arkaan
ku shugriyay rabigeey.