VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sundus daacad - Lyrics

ishii daydaa mar qudha waxay dartaa kalgacal dunina lama keenin abid sideeda qof daacadoo damiirkii qurux ku daray waxay daajisa naftaydayda waxaay deeqda kashayda waxay ku hagtaa digreeto nafbay u ahaatay deeqa sunduus illaahba iigu deeqo anaa la dubano jeclaaday qalbiga darmo ugu diyaarshay ducana rabi uga dalbaaya daryeelkeedan u bogay dulqaadkeediyo asluubta daganiyo dabcigiyo xishoodka waxaan u maleeyay daabac dunida kaligeed dakaysa dadkay ugu muuqata aniga waa ii daawo ruux digtoor weeyan ii dahsoon ka weyn inta dunida taala
Queue is empty
-- / --