VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanbaaro jacayl - Lyrics

Inanyahay ayaantii aragayga kowsaday Cishqigan abuurnee gadhka iilakaa dhigay Adna waad ogsoontahee Marhaday isyeelyeel arinkeenu kulatahay Aniguna abaalkiyo hilbihii uhiiliyee Xanbaaro jacaylkaba Arxan malaha ruuxii adoo baahidii qaba Naxli kugu abuuree iblays amaradiisii markii Aad adeecdaa caku kala irdhoonee Waa aduunyo maantaba Jacayl if ujoog ihi Siday aniga ilatahay Waa aafo qaraniyo Aargoosi haweenkuye Kolhadaan afgarad jirin Inkiraadu wacantahay Nafta eersanmaayee Imikaba kudaayee La adkayso caashaqa Arxan malaha ruuxii Adoo baahidii qaba Naxli kugu abuuree Iblays amaradiisii Kolkii aad adeecdaa Caku kala irdhoonee
Queue is empty
-- / --