Inanyahay ayaantii
aragayga kowsaday
Cishqigan abuurnee
gadhka iilakaa dhigay
Adna waad ogsoontahee
Marhaday isyeelyeel
arinkeenu kulatahay
Aniguna abaalkiyo
hilbihii uhiiliyee
Xanbaaro jacaylkaba
Arxan malaha ruuxii
adoo baahidii qaba
Naxli kugu abuuree iblays
amaradiisii markii
Aad adeecdaa caku kala irdhoonee

Waa aduunyo maantaba
Jacayl if ujoog ihi
Siday aniga ilatahay
Waa aafo qaraniyo
Aargoosi haweenkuye
Kolhadaan afgarad jirin
Inkiraadu wacantahay
Nafta eersanmaayee
Imikaba kudaayee
La adkayso caashaqa
Arxan malaha ruuxii
Adoo baahidii qaba
Naxli kugu abuuree
Iblays amaradiisii
Kolkii aad adeecdaa
Caku kala irdhoonee

Exit mobile version