VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hami - Lyrics

Mise hansigaygii Gayaan hirashadaydii Mise hansigaygii Gayaan hirashadaydii Halyayadaan is baranay Haasawaha gorfaynay Adaa maanku kaa helay Adaa adaa adaa heelan galiyoo 2x Adigaa had iyo jeer Aniga i horjoogoo Adigaa had iyo jeer Aniga i horjoogoo Waan ku halacsadaa Sida hooyo ubadkeed ubadkeed Sida hooyo ubadkeed Sida hooyo ubadkeed ubadkeed Sida hooyo ubadkeed 2x Halgankiisa caashaqa Markaad guur ka hanataa Hadafkiisa gaartaa Waan huba dhankaygee dhankaygee Hindisayee na meel mari meel mari Hindisayee na meel mari meel mari 2x Haneedkaada quruxdaa Raga kaga horaysaa Haneedkaada quruxdaa Raga kaga horaysaa Adaa bilic ka hodonaa Hanka laasha sii gali Hiyigayga sii kici Muhashada muhashada Muhashada hinqanayaa 2x Heedhe lama huraanoow Gayaankan ka heebshoow Heedhe lama huraanoow Gayaankan ka heebshoow Hanaan muuq wanaagoow Aan kaa helo aan kaa helo Kaa helo kaa helo hagaagee Aan kaa helo aan kaa helo Kaa helo kaa helo hagaagee 2x Halgankiisa caashaqa Markaad guur ka hanataa Hadafkiisa gaartaa Waan huba dhankaygee dhankaygee Hindisayee na meel mari meel mari Hindisayee na meel mari meel mari 2x
Queue is empty
-- / --