VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ii baaqday - Lyrics

ma ogtahay bi,iyoo baahida kalgacalkaa baryahayga goysoo ana barashadaadii bidhaan araga guudnimo waa la uumana dhaafine waxa tahay bogaygiyo beerkiyo wadnaha uu nacab uga baaqaayee 2x ma ogtahay bad iyo webi adigoon dabaal baran loomaba badheedhee baahida kalgacalkuna baasay ila baagtoo dadka laguma beeree ma ii baaqday sida beel baadiyo xareediyo loo helay barwaaqoo 2x maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqdaa sow la ima kaa badin 2x inanyahay nin baylihi runta lama badheedhee bugun waa dantiisee hadba sida banjawcawl ciirsiga banaanada kaligay ka baaqaa waxa tahay bogaygiyo beerkiyo wadnaha uu nacab uga baqaayee 2x inanyohow basari iyo doqonbaa nin beegsaday barxuu kaga dhaqaaqdee ha ka biqin badhaadhiyo mid uunbaa ku soo bixi barashada qasaartee ma ii baaqday sida beel baadiyo xareediyo loo helay barwaaqoo 2x maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqdaa sow la ima kaa badin 2x ma ii baaqday sida beel baadiyo xareediyo loo helay barwaaqoo maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqdaa sow la ima kaa badin
Queue is empty
-- / --