VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ragaadin cover - Lyrics

Ma ragaadin taladee Waan kula rogrogayoo Kama badin rafaad wali Ranriib aabaaroo Aniguba ragoo idil Kaa raacay adigee Isoo riday jacaylkii Waanu ii run sheegee Rays iyo barwaaqiyo Ramas aan ku waarnee Igu soo rogaal celi Kama maarmo hadalkuba Run inaad kaa sheegtee Rabiyo allaa is baday Ruuxay dani dhex joogtee Raq baa waa rageedee Riiqdii kalgacalkiyo Caashaqii i rookee Waana la igu raran yahay Rays iyo barwaaqiyo Ramas aan ku waarnee Igu soo rogaal celi
Queue is empty
-- / --