VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

habeen weeyoo mudanoo dadka laba mataanii kalgacayl mug dhaafiyo calafkooga mahadsheen oo madal ku qaaliya arooskaaga muhashada sida maalin ciideed muxubada la sara kacay muuqiyo la yaabkana dadku mahadnaqiisii mawle ha idin dhawra iyo mar qudhaata lagu yidhai isku mudataa noloshee saki iyo ifraax noqda laba masuul maamuuska gurigiyo ubad lagu majiirtana ku maasheeyo mawluhu
Queue is empty
-- / --