VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badhkii nolasha - Lyrics

my queeen safa nuuraay walaashay khadra sharafeey bu dii aragaay ilhaan barkii ruuxdaay ilwaad burjiga smahaay ugbaad basray sharafeey mumtaas bahdii quruxdaay malyuun adaanasabeey bidhaan umudan bilistaa aduun baryahan nafbaan ahooo basbaan kuu ahay mudaba bartaa beerkaad nasriin lilaahi ku beeran thay badhkiinoloshaay hoo i love you hablihii somaliyed cadceed biliglaay ifraax xalii aragaay bilkhayr midaan ubogaay kaltuun wadnaha bidixdaay sabriin baashaad kaga taal suhuur amiraay ayaan bilanaay dhigaa hibooy bashar kula simaa baryahan nafbaan ahoo basbaan kuu ahay mudaba bartaa beerkaad nasriin bilaahi ku beeran tahay badhkii noloshaay hoo i love you i love you
Queue is empty
-- / --