VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fardawsa - Lyrics

malaha waa cadar fardowso dadbaa ku carfoo korkeda gobtay camirtaa udgoonle naftaa curadaa ubaahan qofkii curubtaa jaleeca ayaa cimrigii xasuusta ma caajiso ruux dhageystay xabeebta codkeda saaran allaha caalamkeena taagay ayaa cisigeeda dhowray caqliga garashaa uraacayday ninkay calmataa ayaan leh cadceeda iftaay idhagayso dhulkiyo caradii aduunka cawaatin iyo misbaaxaa qurayshta yadbaa la cayna cidbaan quruxdeeda gadhayn cudoon dhaqankeeda yeelan wanaaga iyadaa ku caana canaantiyo man aqoonin allaha caalamkeena taagay ayaa cisigeeda dhowray caqliga garashaa uraacayday ninkay calmataa ayaan leh allaha caalamkeena taagay ayaa cisigeeda dhowray caqliga garashaa uraacayday ninkay calmataa ayaan leh
Queue is empty
-- / --