VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galbis - Lyrics

xiisaha garaadoow igu gantay wuu ila gurguurtoo ila gudee gaaridii haweenkaay gu iyo dayr anba waa i gubayaa kama gam,ee galbiskaan sugaayiyo guri galkii sawdigaa ka gaabshee iga gudayee guunyadaa ii ciishee kuma gabanee kuma gees maraayee ila garo wii hiil gobaa sidaaduu garasho leh waa hayaha gilgil may gamashiyaan ii samir gobaadeey galab san baa guul guul ku xigaysiyo gocoshadee wadnaha gadhkiisaan ku guntoo geeraann ka xigayaa guri ni kale anba waa iga garanoo gabadh kaloon usoo geed fadhiistoo ka geel baxshaa giijisoo guntiga gaylanoo guga kani ka xiga gaaf igu aroos gawra habeenki gabi dhacaa gacalooy dartaabaan u guurayaa wii hiil goba sidaadaa garasho leh waa haayaha gilgilmay gamashiyaan ii samir gobaadeey galabsan baa guul guul ku xigaysiyo gocoshadee
Queue is empty
-- / --