VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

Hablaha Mid quraan anigu ka helaaa Hablaha Mid quraaan u heellanahooo Hannaan qurux baan u hawlgalayoo Hablaha Mid quraan murtida ku habaaa Hinqadaaa Waaan soo hinqadaaa Hadashooo Markeey hadashooo Markaan halacsadoo Haaasaawa macaan Hakadoo Heeshaha ma halladay Muddaaan u halgamay inaan ku heloo Muddaaan Muddaan ku hamiyay horjooggaagee Markaan ku hantiyay Hannaan quruxeey Hawshaan kuu maray Haddaan kali helay Hannaaan wacaneey Naftaad hanatooo Hiiiman badaneey Xiskaad u hirtoo Habeen dhaladeey Hankaa ku raboo Xishood huwaneey Hil baad tahayoo Adigaa histayda Adaa hagayoo Hoggaaaminayoo Hurdada adigaa Isoo hormaroo Hadalkana munaaan Ku hadraa Muddaaan u halgamay inaan ku heloo Muddaaan Muddaan ku hamiyay horjooggaagee Markaan ku hantiyay Hannaan quruxeey Hawshaan kuu maray Haddaan kali helay....
Queue is empty
-- / --