VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoodo - Lyrics

waa halis jacayl waa hawlo aduun marna waa hido ma huraanoo loo hanwayn yahay hadeer aniguu i hayaayoo humaagiibaa la i horkeenaa habkii qaysbaan cidlo heesaa hurdi waayee alloow aan helaa marwo hantiyaa markaan hanaqaaday hareeraha dayay yartaan haybsadoo halacsadayoo u hiloobee habloo idil baan uga hadhayoo humaageegaa la i hor keenaa habkii qaysbaan cidla heesa hurdi waayee alloow aan helaa marwo hantiyaa hoodo hantiyaa
Queue is empty
-- / --