VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iigaar ahaw - Lyrics

ayaan gurux bilaay waxaan guul hantiyay goortaan go aan isla gaadhnay geesiyow kalgacal wuxuu garab helaa markay laba gudboon isu gaar noqdaan gacantaydiyeey dumar gaaridood gobta ugu haboon kumaa gaadhayaan garabkaygiyow raga geesiigood gidigod dhamaan kuma gaadhayaan aanaa kuu go oo kuma goyn karee goonibaan adiga kuu gacalsadee gasho hoo go ayaan garo caashaqoo iigaar ahow balantana gadade gida giijisaa gabdho laga xushaa guri laga dagaa sharaftana garadi ku fabaal galaa hadba lo gudaa axdi lala guraa gaaridaydiyee gaasiraad ilow kuma gabi karee adna guur xirkaa geesigaygiyow adigaa go aan dhigay gooyahee haka bixin gartaa
Queue is empty
-- / --