VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaandheer - Lyrics

suhuur waligaa ujarmaadaa xisku kaligii ma jiboodaa naftu boqol jeer ma jibaadaa jidhku badidiii ma xadreeya safwan caawaba ma ilajoogta naftu kaligaa ma ku jamataa jaleecadaa ma ila haysaaaa jeexyo doogliyo rays ma naalno judha aan kula rafiiqiyo waayuhu nabdigayga jawabsan uhelay dugsigaaga qudhaa qudhaa jecel weheshigaaga judhaan aan kula rafiiqee ayuu nabdigii jawaabsan uhelay dugsigaaagaa jin kaan kaba naarayaa cashaqa jaajuuskiyo naar afuufka jab baan idhi nacab ka baby jagaan kaa siiyey maanka anaa jano kuu arkaaaya jamaalkiyo dheeha muuqda jalbaad iitahay xabiibi oo anaa jecel wada jirkeena xabiibii suhuur qalbigii jiifi jiraybaa jawaabtaad itihdi kudawoboo jugta gaadhuuu ku ladnaadoo jaanis baa imid uu ku naaloo dhibtu aligay ma jihayne adaa igu kabay juhdigaagoo safwaan tababaray ujanaado tabtii jananka tal talaabsaday miyaan ku idhaa jikaarkaba adaa jawigayaga bilay hAdeer jadwalkii arooska jaan dheer utumoo diyaari miyaan kuu idhaa jikaar adaa jawigayga bilay hadeer jadwalkii arooska jaandheer utumoo diyaari jinkaan kaba naaray caashaqa jaajuuskiyo naar afuufka jawharadaada isaaqay jagaan kaasiiyey maanka anaa jano kuu arkayaa jamaal iyo dheeha muuqda jalbaad ii tahay xabiibii oo anaa jecel wada jirkeena
Queue is empty
-- / --