VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaaba - Lyrics

i kaabaay kasha habeeyaay i kaalaay guusha keenaay kal deeqaay kalsooni beeraay kifaaxaay karti abuuraay adaan kalifayn bogayga adaa kasbadoo naftayda i kaabshay ina kadeedayn i kaa galin kaaha goorna kobciya waan gudan xilkayga koriya waan hanan intayda jacaylkana kaalintaada sabiib ku giiji karaamadaada xis deeqay kadis sameeyaay xal keenaay xuma ka suulaay xurmeeyaay karaahi diidaay xadreeyaay kurba daweeyaay adaa u xaq mudan kashayda adaan ku xusoo kaskayga ku xeeran kuna xadaysan xurmooy helay kootadayda
Queue is empty
-- / --