VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laacib soo jabay - Lyrics

laab lakaca bilaashiyo humaag luqunta loo taago lahashada hilbaha laalane gabi kaa laalnaa iyo inaan usoo lumo libin kasoo jeedin laqanyada anoo leyliyaa laastay oon uxirayee labe igu noqo hadeer ina luman imana leexshane halu go i waxad laaqaysaa laacib soo jabaye laxow iyo muraad kala lushoo la isku noqon labay laba cisho jaceyl loo tishoo leydha kala raacaa iigu liici mayside waan lixaad sadaye libaan adigoo is luri gogosha laa laabo qowl igu lilaahiye run baab ku laaqimaye labba e adoo luulkii jecay lafaha kuu siiyay inaad lexe jicleesaa markaa waa laciifnimee kalsoonidu marbay laalantaa wayna libi dhaayee saxar laydhu qaadataa dhowr iidartaa ulaamee nimaad laba digleysaa ahaye ha igu soo laaban laxow iyo muraad kala lushoo la isku noqon labay laba cisho jaceyl loo tirshoo laydha kala raacey igu liici mayside waan lixaad sadaye libaan adigoo is lurin gogosha laalaabo
Queue is empty
-- / --