VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasteexa - Lyrics

qosolka dhoosha iyo jaaha jawaabtiyo weedh habeeb leh xaalada jawi ee ku laaban nasteexa ku horseedee jiroo joogine jamaal dheer naf jeelani waa kadeede jacaylku markuu hagaagaye kalgacalku laba jibaarey judhii farax uu abuuraye jinkiyo insigaa hinaase jaldheer hadalkeedu raaxo quruxda joogedu heego indhaha jadan qaab ku dheero qofkii mar jaleecay daawo ma jiro ruux lagu masaalo jidkii caashaqu nasteexoy wuxuu jilay xiiso dheere adoo la jira dhigiisa markuu kula jiibinaayo isaga helay jawharadu raac jacaylkiyo xiisihiina had iyo jeer wada jirkiina ciyaartiyo jayda dheesha ma joojiyo ruux hawaystee askari jiifo namiima
Queue is empty
-- / --