VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qoonsi mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Safwaan Halac
Qoonsi

Qosol qoonsibaa Dila
Qabna quudhsigaa Dila
Qadarbaa hankaa Dila
Qudhna wadbaa Dila
2x
Dadna laba qaraar iyo
Wada qaadey caashaqa
Qorshohooda waxa Dila
Kibirkiyo khiyaamada
Kibirkiyo khiyaamada
Kibirkiyo khiyaamada
2x
Adna qaalideydaay
Qalbigaad ku weyneyd
Naftii kuu qandhaysnayd
Markii aad ka qanacdee
Jacaylkuna qisada badan
Quus iyo quus iyo lurbaa diley
2x
Qasdi baajisbaa Dila
Sir nin qeybiyaa Dila
Qasabaa jacayl Dila
Beena qirbaa Dila
2x
Dadna laba qaraar iyo
Wada qaadey dookh mida
Qiimahooga waxa Dila
Qadafkiyo is quudhsiga
Qadafkiyo is quudhsiga
Qadafkiyo is quudhsiga
2x
Adna qaalideydaay
Qalbigaad ku weyneyd
Naftii kuu qandhaysnayd
Markii aad ka qanacdee
Jacaylkuna qisada badan
Quus iyo quus iyo lurbaa diley
3x

codkii Safwaan Halac