VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samaan badan - Lyrics

sidrigeyga xubi saaqay kama suulin oo subax ciida subxaanka loo sujuuday soo bodayga intan saaray kuma siinin oo salsaaqii samaan badan kusaleysan sumadaada qurux soohin kusiyaaday sinjigaaga sawrac dheehle kusifeysan sow ma moodo qorax saaran fad siraadan aanka suulno sirsadeeda siliceeda igu saacid faham sugan samirkiisa haygu sabin sacaba beena oo saluugle xubi suugan hasagsaagin saxmi maayee samirkaaga hasargoynin hasiyaade ha sargoynin sidaad doonto sidaad diido naf sugeysa sawirkaaga siisaneynin bilyan soohdin saanku neefle kul simaynin sikin doora bal lasaayir haku saarin hukur saaka
Queue is empty
-- / --