VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida laan ubax ku yaal - Lyrics

Sida laan ubax ku yaal Marbaad leeg leegantaa Aadmigu luud kuu arkaa Marbaad libin aad lahayd Waqtigu kaa leexiyaa Waayahu ligin ka noqdaa Aduunkana waa ?? Armaad leelantaa Qaluubtuna kugu hartaa Xagaada laa lantaa Maanta lalabaha jacayl Lubigaan awawdaa ildaran La yaab adigoon u arak Xisoo laabta igu haay Sida liig dhashiyo Marbaad laac laacataa Dhiigaaadu aanan lulan Marbay lugahaada taal Aadmigu ilin kaa tiraa Codkuna kaa yahay laciif Aduunkana waa ?? Armaad leelantaa Qaluubtuna kugu hartaa Xagaada laa lantaa Maanta lalabaha jacayl Lubigaan awadaa ildaran Layaab adigoon u arak dhisoo laabta igu haay
Queue is empty
-- / --