Sida laan ubax ku yaal
Marbaad leeg leegantaa
Aadmigu luud kuu arkaa
Marbaad libin aad lahayd
Waqtigu kaa leexiyaa
Waayahu ligin ka noqdaa

Aduunkana waa ??
Armaad leelantaa
Qaluubtuna kugu hartaa
Xagaada laa lantaa

Maanta lalabaha jacayl
Lubigaan awawdaa ildaran
La yaab adigoon u arak
Xisoo laabta igu haay

Sida liig dhashiyo
Marbaad laac laacataa
Dhiigaaadu aanan lulan
Marbay lugahaada taal
Aadmigu ilin kaa tiraa
Codkuna kaa yahay laciif

Aduunkana waa ??
Armaad leelantaa
Qaluubtuna kugu hartaa
Xagaada laa lantaa

Maanta lalabaha jacayl
Lubigaan awadaa ildaran
Layaab adigoon u arak
dhisoo laabta igu haay

Exit mobile version