VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuural cayn - Lyrics

Idil kood haweenkaa Ka maseera hodanoo Haybadiyo asluubtiyo Hagoogtay ku caan Tahee X2 Hantidedu waa qurux Rabi hibo usiiyoo xuural Caynta hosiyo dumarkay Hal dheer tahee X2 Ifka taan haweestiyo Hadiyad weeye aan Helay Dhabtedu waa hadhac Lagu helo nasiimada Hoygeeda bilan baa Hurdo aan ku sexda Howrarta mansiyo Adan kuu dhameyee Hodan waa dhames Dumar X2 Hodantii ideeqdaay Huuno miyirkayga Qaadee aado maan Kaad ku tala hodanay Maan kaad ku taalaa X2 Hogoshiyo daruurtiyo Nuurkiyo hilaacaa Ku mashquula hodano Hablahay u sidataa X2 Muuqeedu waa hibo Hoodaa u gaaroo Hido waxay ka sidata Hooyadeeda macan Badan X2 Hubaal taan ku faniyo Heego muuq dheer Habsamida dhaqaqiyo Hanankiyo hubqadkaa Iga keenay heestee Lama helo dhigeeda Hamiga aan kutamiyo Hadafkayga weyaan Hubaal waan ku reesta X2 Hodantii ideqdaay Huuno miyirkayga Qaadee aado maan Kad ku taala hodanay Maan kaad ku taalaa X2
Queue is empty
-- / --