VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isfahan - Lyrics

noocisa midkaan ka doortaw fariimaha cashaqayga horta ila sii fogaadey adoon fududaysan sheekada falsafadiisa caashaqu siduu igu fidayee filan waaga yaabka leh fajac maankayga u sheeg inaad i furdamisaa halkeeda inaad gashiyoo waa inaad i fahanta is fahanaa i gahantaa fiyoobi si aan u helo kalsoonidu waa wax fiican ba iido iyo wanaag loo walaac noloshaada fuuqiyo aduu ku farxaaya caashaqa fikridihiia aadka ah miday ii firdhiniyaan falaadhaha xanuunka leh bax xanuun mawlaan gocashaday
Queue is empty
-- / --