VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaa Iga Qabsaday - Lyrics

Alahayoow maxaa iga qabsaday waan qarsanaayey mooyee maxuu jirka qalay jacayl maxaa qamuuyooday ala maxaan qamuuyooday maxaan yarka ku qarway maxeey riyo i qaladay indha goortaan kala qaaday qofba ilama joogine soo naxdin qac maan oran soow ilmadu imeey quban talo iga qaloocane soo qalbiga kama ooyoo jiriraca ima qaadin Qalbigu kuu rabay hadaan is qaban weeynay ileen qool hadimo weeyee haduu qosolku been yahay hadaad qaraar gaardheen hadaad qaraar gaadheen hadaad talo qorsheeysay inaad qar iga tuurto waa qasaaro halisee soow naxdin qac maan oran soow ilmadu imeey quban talo iga qaloocane soo qalbiga kama ooyoo jiriraco ima qaadin
Queue is empty
-- / --