naf ruux aamintoo
kadeedkalgacal
la irdhowdayoo
kay olaatey jeer
jeer ila xidhanaa
anoon riiminbaa
hadba ila biyeeli
kugu duruusayaa
mudaan samrayoo
ku ishaarayoo
ka adkeyso idhi
lama oolin karo
sow jaceylka ugubkaa
naf ruux eegmatoo
arimida galkacal
la irdhowdayoo
kay olaatey jeer
jeer ila xidhaanaa
anoo reeminbaa
hadba ilo biyo leh
kugu duruusayaa
mudaan samrayoo
ku ishaarayoo
ka adkeyso yidhi
jamaratey iyo
tuu jaceylkaa
lama oolin karayoo
sow jaceylka ugubkaa

Exit mobile version