VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax Jaceyl Meel Loga Dhacay - Lyrics

Jaceyl meel looga dhacay
mag iyo mowlaxaba beel

Mataankiisi nacyoo'eey
mahurihiisi gabyoo
cidina cidina meel uma fadhidooyee

Mudeeyo malab ukaalay
macaanoow igada makriga
mayada meeshaba kasaareey

Jaceylki aan mudneyn
martidiisii qadaye

Miyaan kala maraami karnaa
naf kastaa muhashadeediyo
mataan mataaneeyaa jiree

Mudeeyo malab ukaalay
macaanoow igada makriga
mayada meeshaba kasaareey

Queue is empty
-- / --