VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walbahaar - Lyrics

anigoon waxbadan jirin walbahaar walbahaar kalkagac baa igu waa bariistee wahaatay naftaydii waxa hasataa layable wadad iyo gaadhiga kama weecanaysee wiil yohoow kuwaayaye war miyaanad iga hayn mise wareerka caashaqa kaligay ayaa wareeray igu wiirsadaa tahay wacdaraha aduunkaaa i weeraaminaayee wadanahayga inan baa loogu waab sameeyay wacdaraha aduunkaa wareeminaayeee wadanahayga inan baa loogu waab sameeyay wanaaga iyo sheekadu waxaba iima tarayaan naftanaa wehelku moodee kuu wasiisinaysee hee haa ka wanaaje maad noqon
Queue is empty
-- / --