Heesta Beladxawo - Lyrics
Bilicdii dalkaygiyo
Belad xawo oon tagin
Barwaaqiyo waxa jiray
Farxad loo bogaayay
X2
Beeraha dushoodana
Caleentoo bislaatiyo
Bagalkiyo qudaartii
Dheeliday bariiray x2
Baahiyo waxaan qabay
Xusuus igu baahday
Beryaan kala maqnayne
Balad yahow ma nabad
Baa x2
Barbartaan dhex jogana
Bilo iyo sanadaan kusii
Baanan doonaa x2
Ilaa aan bislaadoo
Burcad jyo udgoonimo
Barbartaan dhex jogana
burcad iyo udgoon helo
X2
Ilaa aan bislaadoo
Burcad iyo udgonimo
X2
Beeraha dushoodana
Caleentoo bislaatiyo
Bagalkiyo qudaartii
Dheeliday bariiray x2
Baahiyo waxaan qabay
Xusuus igu baahday
Beryaan kala maqnayne
Balad yahow ma nabad
Baa x2