Heesta Dhool - Lyrics
dhooleey adiga awgaa dhibaa i gaadhee
jacaylbaan la dhuubtoo dhabarkiyo laf faatixaan
beerkiyo halbawlaha wadnuhuu dhex yaalaa
dhalan dhoolka maal mahan dharaar iyo habeenba
dhawaqaaqa oo qudhaan ayaan dheef u haystaa
dhumiyo awoodeed dhererkiyo itaalkii jacalba i dhantaalo
dhaxantay lagdootoo hurda kama dhagsiiyee
dhooleey adiga awgaa waan dhamaadee
manaa dhalan rogmanayee dhunkashada kaliyaa
dhan dhansaday macaankoo kaama dhawrsanaaye