Heesta Diradiraale - Lyrics
wad nihii ku doortay
miyaa laska dumiyaa
doqono damac maleh
dhooq iyo dugaalmaleh
dar alee madaw baa
dibin daabyadaadan
sida dir diraaleh
uu dumiyay qoskii
wanaagaan dugsanahay
hooyadaa ku diidee
dar alee ma dawbaa
dibindaaba daadani
dareen waa dhib badan yahay
dabqashada xasuusta leh
dadka laba is caashaqay
duurkana u jooge
dar alle ma dawbaa
dibin daabyadaadani
geesigii ku doortay
miyaa layska diida
ogow nidabna ma leh
war iyo dugaal ma leh
dar alle ma dawbaa
dibin daabyadaadani